Shaaha Bigayska ah iyo Caafimaadka Laga Helo
Waxaan qormadaydaan idin kugu hayaa faa'iidooyinka caafimaad ee laga helo shaaha bigayska ah waana kuwo cilmiyaysan:
Tirtirida Maadooyinka Aan Wali Falgalin:
Madooyinka aan wali falgalin (free radicals) waxay jirka u keeni karaan khataro badan kansarka iyo xanuunka isku xeendaaba gudaha xididka oo dhiiga oo xinjirowba. Markii qofku isticmaalo cuntooyin aysan sixadoodu fiicneyn waxaa kor u kaca maadooyinka aan wali falgalin. Shaaha bigayska ah waxaa ku jirta maadooyinka antixiodants ah oo ka ilaalinaya in oxygen-ku iskulaalo kiimiko si uu uga dhigo oxidants, sidoo kalana ka ilaaliyo xanuuno badan jirka.
Difaaca Jirka:
Shaaha bigayska ah waxaa ku jirta maadoo la dagaalanta waxyaabah khatarta u keeni karta difaaca jirka ee ka imaanaya banaanka, sidoo kalena shaaha bigayska waxaa ku jirta aashitada tannins taasoo leh awoodda inay la dagaasho fayruusyada kana hortagto hargabka, ifilada, hargab calooleedka iyo xanuunada kale ee fayruusyadu keenaan.
Caafimaadka Afka:
Cabidda shaaha bigayska ah wuxuu dilaa fayruusyada afka. Maadada Catechin antioxidant ee laga helo shaaha bigayska ah waxay yareysaa kansarka afka. Shaaha bigayska ahi waxuu hoos u dhigaa koritaanka bakteeriyada sababta saabka. Sidoo kale shaahaan waxaa laga helaa maadada fluoride taasoo la dagaalanta af qurunka kana ilaaliso ilkaha suuska.

Comments
Post a Comment