Faaidooyinka Caafimaad ee Masagada
Caafimaadka Lafaha:
Maadada magnesium ee heerka mugeedu sarreeyo ayaa waxaa laga helaa masagada taasoo ay ka dhigan tahay heerka maadada kale ee calcium oo lafaha uu heerkeedu mugeedu aad u wacan yahay. Markasta oo ay siyaado qaadashada maadada magnesium waxaa sidoo kale siyaada mugga maadada calcium ee lafaha. Masagadu waxay sidoo kale u roontahay lafaha jabay iyo lafo xanuunka waxayna ka ilaalisaa xanuunada ku dhaca lafaha sida osteoporosis oo ah jajabka iyo dilaaca lafaha iyo xanuunka kale ee arthritis caabuqa xanuunka wata ee kala goysyada.
Kontoroolka Sonkorta:
Masagada waxaa ku jirta maadada tanin oo la ogaaday in joojiso nuugidda unugyada ee snkorta iyadoona xakamaynaysa wadaysana habsami u socodka heerka sonkorta, haddii aysan dhici lahayna qaadashada sonkorta ee unugga ayaa badanaysaa kuuna horseedaysa kuuna horseedaysa sonkorow.
Ka Hortagga Kansarka:
miraha masagadu waxaa ku jira lakab ka kooban maadooyinka ka hortagga kansarka ee la yiraahdo antioxidants kuwaas oo aan laga helin inta badan cuntooyinka. Cunista badan ee masagadu waxay aad u yaranaysaa fursado badan oo xanuunka kansarku ku imaan karo.

Comments
Post a Comment